{WARSAN RADIO}Rasaas goos goos ah ayaa laga maqlayaa gudaha Maqaayadda Pizza House oo la sheegay in dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha ugu jiraan. Maqaayadan oo ah maqaaxi…
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-waxaa Habeenkii 17 anaad si toos ah usocda barnaamijkii Tartan Aqooneedka Radiyaha Warsan Baidao
{WARSANRADIO} barnaamijkii Tartan Aqooneedka Radiyaha Warsan Baidao ee 10xafadood magalada Baydhabo ayadoo caawa ay wada tartamayaan xafadaha kala ah Haabara B Daarusalaam A Dhageeyso Barnaamijka oo dha Dhageeyso:-waxaa Habeenkii 17 anaad si toos…
Akheiso:-Dowlada Qadar oo ka iibsanaysa diyaarado dagaalo oo ku kacaya $12 billion
{WARSANRADIO}Dowlada Qadar ayaa sheegtay inay iibsanayso wadanka Maraykanka diyaaradaha dagaalka ee F-15kuwaasoo ku kacaya lacag gaareysa $12 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah. Sarkaal u hadlay dowlada Qadar ayaa ku tilmaamay…
Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka waxaa habeenkii 18 si toos ah usocda barnamijkii tartan aqonedka raadiyaha warsan baydhabo
{WARSANRADIO} waxaa habeenkii 18 si toos ah usocda barnamijkii Tartan Aqooneedka radiyaha Warsan baydhabo ayadoo caawa ay wada tartamayaan xafdaha kala ah Towfiiq=A Bardaala =B Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka waxaa habeenkii…
Dhageyso:- Ramadan karim Wareegii 3 xaad Trtanka Xaafadaha Holwadaag B iyo Towfiiq B wxay soo bandhigeen tartan xiisa badan
{WARSANRADIO}Wareegii 3 xaad Trtanka Xaafadaha Holwadaag B iyo Towfiiq B wxay soo bandhigeen tartan xiisa badan barnamijkii tartan aqoonedka raadiya warsan baydhabo ayadoo caawa uu bilabmay wareegii sedexad Waxaana xifaaltan…










