{WARSANRADIO} Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa lagu baab’iyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed iyadoo wareegtada lagu xusay sababaha loo baabi’iyay. Qoraalkan ka soo baxay wasaarada…
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay tababar ugu furay Ciidamada Boolis ah
{WARSANRADIO}Munaasabada tababarka loogu furayay Ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano Taliyaha Ciidamada Booliska koonfur Galbeed Mahad C/raxmaan Aadan, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kale. Taliyaha…
Dhageyso Col Cabdirashiid Qodhob “Alshabaab Iyo Galmudug Oo Isgarabsanaya Ayaa Nagu Soo Weerarey Jeexdin”
Deegaanka jeexdin oo duleedka bari kaxiga magaalada Gaalkacyo fariisinna ay ku leeyihiin Ciidanka Puntland ayaa xalay waxaa weerar kusooqaaday ciidamo ka yimaad dhanka Galmudug Dagaalkaan ayaa dhaliyay khasaaro dhimasho iyo…
Daawo muqaalka Munaasabada tababarka loogu furayay Ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano Taliyaha Ciidamada Booliska
Munaasabada tababarka loogu furayay Ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano Taliyaha Ciidamada Booliska koonfur Galbeed Mahad C/raxmaan Aadan, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kale. Daawo…
Dhageyso Ogaysii Ogaysii cumar Shariif iyo Baydhabo Maxaa Kalahaysta Maalinta Ciida.
Ogaysii Ogaysii waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka reer koonfur galbeed soomaaliya gar ahaan magalda baydhabo bandhig falaad ayaa jira maalinta ciida cumar Shariif iyo dayaha nuurshe Baydhabo Maxaa Kalahaysta Maalinta…
Farmaajo oo hambalyada ciidda ku sheegay arrin kafarxiyey dad badan. https://www.youtube.com/watch?v=J9KMnw5icOk&feature=youtu.be video Farmaajo oo hambalyada ciidda ku sheegay arrin kafarxiyey dad badan was last modified: August 31st, 2017 by Warsan…










