{WARSANRADIO}Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka gashay jawi ka duwan, sidii ay aheyd maalmihii la soo dhaafay, waxaana ay ku waabariistay dareen siyaasadeed iyo mid amni, iyadoo saaka loo balansan yahay…
WARARKA MAANTA
Kulankaan oo ahaa mid u dhaxeeyey Wafdi isugu jira Wasiiro”Wasiiro kuxigeen Xildhibaano ka socday Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Maamulada Degmooyinka Gobolka Bakool iyo Hay’adaha Caalamiga iyo Kuwa Maxaliga ah…
Dhageyso:-Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka
{WARSANRADIO}Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay wixii maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Jawaari ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidamo taageersan ay…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: April 4th,…
AKHRISO:- Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya
{WARSANBAIDOA}Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa looga hadlay Xaalada amaan ee dalka, Faah-faahinta Geedi-socodka dayn cafiska Soomaaliya, Hanaanka Maaliyadda…
{WARSANRADIO}Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 Orod yahan…
Akhriso:-Micheal Keating oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo Ganacsiga
{WARSANRADIO} Kulan afar geesood ah oo u dhaxeeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir…










