Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Munaasabad ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen SOMA, SWJ iyo SIMHA, islamarkaana lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xog-helidda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaabadan oo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 27th, 2018…
Akhriso:-Dib u habeyn lagu sameeyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa u magacaabay C/llaahi Xirsi Diirshe Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng. Yariisow…
Dhageyso:-Yuusuf macalin aamiin Baadiyoow ayaa ku dhowaaqay maanta in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya taasoo lagu wado in ay qabsoonto 17 ka November 2018ka.
Baydhabo Somaliya{WMN}Musharaxa Yuusuf NMaxcalin Baadiyoow ayaa kaga dhawaaqay in uu tartamayo madaxweyninimada Koofur Galbeed xaflad uu ku soo bandhigayay Musharaxnimadiisa oo ka dhacday baydhabo, waxaan sharxay siyaasadiisa uu ku hogaamin…
Akhriso:-Madaxda Hirshabelle iyo Guddii ka socday Aqalka Sare oo Muqdisho ku kulmay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan oo muddo saacado ah…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Isbaheysiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda (UPD). Isbaheysigan…
Akhriso:-RW Ku-xigeenka Soomaaliya Ayaa yiri Wa xaa la joogaa waqtiggii uu Farmaajo ka deggi lahaa Hargeys
Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo dardargaliyo wada hadallada iyo isku soo dhawaashiyaha Somaliland, la joogo waqtigii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka degi lahaa magaalada Hargeysa.…
Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS”
Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkaan ayuu yiri Xuseen kushug xili uu o waramayay idaacada warsan Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS” was…
Akhriso:-Kolonyo Saarnaa Ciidamo Talyaani ah oo Tababaraayay Ciidamada Soomaaliya oo lagu qarxiyay Muqdisho
Baydhabo Somaliya{WMN}-Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta duhurkii lagu weeraray Kolonyo Ciidamo Talyaani la socdeen oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile. Kolonyada qafilan…










