BAYDHABO–(WNN)– gaar aanu layeelanay wareysi afhayeenka maamulka ku meelgaarka ah Konfur Galbeed Soomaaliya ee nadaara ayaa wuxuu noo xaqiijiyey magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay in soo gaaray wakiilka u…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso : Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay mashruuc Laga Hirgaliyay baydhabo
written by Warsan Radio
Gudoomiya degmada baydhabo ahna duq magaalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay cv education mashruuc Laga Hirgaliyay magaalada baydhabo godomiye cali watiin oo arintas ka hadlayo halkan hoose ka dhegeyso Dhageyso :…
DHAGEYSO : Wasaaradda Kalluumeysiga oo kalluumeysatada Soomaaliyeed Caawineysa.
written by Warsan Radio
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Max’ed Cumar Ceymooy ayaa waxa uu sheegay in kalluumeysatada Soomaalida ay ka taageeri doonaan sidii ay ugu sahlanaan lahayd jillaabashadooda biyaha Soomaaliya. Mr Ceymooy ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh…
