Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan u shegay in la xaal marinaayo cid kasta oo dhibsatay dariiqii loo maray dhismaha maamulka Hirshabeelle.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in ujeedada socdaalka isaga iyo wafdiga…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Akhriso:-wafdi oo hoggaaminayo Gudoomiyaha Aqalka Sare oo shir uga qeyb galaya Koofurta Kuuriya
Baydhabo Somaliya{WMN}-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo ku sii jeeda wadanka Koofurta Kuuriya. Wafdigan oo ay ka mid yihiin Wasiiro…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Dhageyso;-Taliyaha ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Jen: Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo warbaahinta uga warbixiyay shaqaaqooyin ka dhasahay isqabqabsiga Dhulka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Shaqaaqadii ugu danbaysay ayaa ka dhacday shalay duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo arinta shaqaaqada dhalisayna ay ahayd mid ka dhalatay dhul la isku haysto lahaanshihiisa, waxaana hadalka jeneraalka uu…
Xisbiga Amni iyo Cadaalad oo War Ka Soo saaray Arintii Mudane Mukhtaar Roobow iyo Xaraashkii Shidaalka Somaliya
JUSTICE & SECUURTY PARTY XISBIGA AMNIGA &CADAALADA __10/February 2019___mogaidsho___ Warsaxaafadeed Xisbiga AMNIG iyo CADAALAD wuxuu walwal xoogan ka qabaa shir ay soo qabanqaabisey xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkada Spectrum oo…








