Baydhabo Somaliya{WMN}-Qaraxa dhacay sagaalkii subaxnimo ee maanta ayaa waxuu ahaa Gaari Noha ah oo laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa,Gaariga oo ka yimid dhinaca wadada aada Muqdisho ayaa waxuu qarxay ka,dib…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-TOBAN WASIIR OO KAMID NOQON DOONO XUKUUMMADDA CUSUB EE MADAXWEYNA CUSUB KOONFUR GALBEED OO LAGU DHAWAAQAY.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Magacaabistii golaha wasiirada Koonfur Galbeed ee dhowanahanba la dhoowrayay ayaa maanta lagu dhawaaqay, waxaa la magacaabay ilaa toban wasiir oo ka mid ah xukuumadada Koonfur Galbeed. Waxaa golaha…
Akhriso:-Madaxweyne Biixi wuxuu eedeen usoo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isal wasaarihiisa, oo uu ku tilmaamay inay dagaal hoose ku hayaan Somaliland,
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ciidanka militariga Somaliland ayaa maanta u dabaaldegayey 25 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska ciidankaaasi oo sanad walba maalintan oo kale la xuso. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kala qaybgallay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akriso+Sawiro:Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Idiris Lesto iyo Malaaq Ibraahi Macalin Isaaq Leeysaamoow oo bulshada ugu baaqeey in ay taageeraan wasiirada cusub ee shalay uu magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Golihii wasiirada Koonfur Galbeed ee shalay lagu dhawaaqay sedex kaliya ayaa ka mid ahaa golihii wasiirada xukuumaddii Shariif Xasan Sheekh Aadan, intooda kale waa dhalinyaro aqoonyahano badan, balse siyaasada saaxadeeda…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: February 3rd, 2019 by…
Akhriso:-Waziirada Hiirshabelle oo walaac ka muujiyay ka bixitaanka ciidamada AMISOM Sh/Dhaxe
Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyay qorshaha loogaga saarayo ciidamo ka tirsan AMISOM deegaano kamid ah dowlad goboleedka Hirshabelle. Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar…









