Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku kulmay soohdinta sida wayn uga caaggan hubka ee u dhexaysa Kuuriyada Waqooyi iyo tan Koonfureed…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Casriyeyneysa Garoonka Kubbadda Cagta Dhuusamareeb
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday garoonka kubbadda Cagta Dhuusamareeb (Dhuusamareeb Stadium) oo ay ku sugnaayeen boqollaal dhalinyaro ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Ku soo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid…
Dhageyso: Tababar Labo Maalin Socday Oo Loo Qabtay Xildhibanada Goliyaasha Degmooyinka Xudur Iyo Berdaale.
Baydhabo(WMN)Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya ayaa kulankii sedaxaad ku qabatay magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay, kaasi oo kusaabsanaa sidii aqoontooda kor loogu…
Ergeyga Gaarka ah ee QM James Swan oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay Sanad-guurada Konton-iyo-sagaalaad ee kasoo wareegtay Madaxbanaanida
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 59aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. “Hambalyo! Tani waaa…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan Qado Ah La Qaatay Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur
Baydhabo Soomaaliya-WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Guriceel kulan qado ah kula qaatay Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur Ugaaska iyo Ra’iisul Wasaaraha…
France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, The Netherlands, Norway, Sweden, Switzerland, Turkey, United Kingdom, United States, the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the European Union, the Intergovernmental Authority on Development…
Akhriso:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Isbitaallo Iyo Xarun lagu Barto Farsamada Gacanta
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Ra’iisul Wasaare Khayre oo u kuur gelayay…
Akhriso:-Saaxiibada caalamka [ee daneeya arrimaha Soomaaliya] kuwooda ugu horeeyo ayaa soo dhoweeyay wadahadallada ka socdo dowlad goboleedka Galmudug
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Dowladaha Belgium-ka, Denmark, Itoobiya, Finland, France, Germany, Italy, Netherlands, Norway, Poland, Sweden, Switzerland, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Mareykanka, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub, Urur-Goboleedka…









