Wareysi aan la yeelanay Suldanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle isla markaana ah Afhayeenka Guud ee Odayaasha Dhaqanka 135 Oday ee soo dhisay Xilibanada Federalka Somali ahna Gudomiyihi Gudiga…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Soomaaliya-WMN]-Ra’iisul wasaaraha wadanka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii Hodan Naaleeye iyo seygeedii Fariid Jaamac oo ku dhintay weerarkii ka dhacay magaalada Kismaayo. Justin Trudeau ayaa tacsi u…
Dhageyso:-Maalintii sedaxaad waxaa Magaalada baydhabo ka socda Barnaamijka isla xisaabtanka Maamulka iyo Shacabka.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}iyadoona manta qaar ka mid ah Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed su,aalo lagu weydiinayay,waxaana su,aalaha weydiinayay wasiirada shacab kazoo qeyub galey. Wasiirada kal ah wasiirka xaananada xoolaha dhirta iyo daaqa…
Akhriso:-Shir looga hadlaayay dib u habeynta dhaqaalaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Baydhabo Soomaaliya-[WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha iyo hufnaanta Maaliyadda dalka Soomaaliya. Shirka oo todobaadkii mar la qabto ayaa…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…









