Baydhabo Somali-{WMN}-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa Tababar u soo xiray Saraakiil Soomaali ah oo dalkaas tababar ugu socday muddo muddo sanad iyo bar ah. Saraakiishan oo la siiyay tababarka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Maxkamadda Gobolka Nugaal oo xabsiga ka siideysay weriye Maxamed Siciid Yusuf
MUQDISHO, Soomaaliya, 29 Luulyo, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maxkamada Gobolka Nugaal ay xabsiga kaga siideysay weriyeMaxamed Siciid Yuusuf oo ciidamada Booliska ee Garowe ay xireen…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland oo la sheegay inay daacad u yihiin Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta la wareegay guud ahaan Amniga magaalada Kismaayo. Magaalada…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Kulan u dhexeeyay guddiga qabanqaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo oday dhaqameedyada Cadaado ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday. Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa u sheegay guddiga in…
Dhageyso:-Kulan ka dhacay Xarunta Taliska Booliiska Koonfur Galbeed iyo Talisyada Laamaha amaanka oo manta kadhacay baydhabo
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Kulankan oo ka dhacay xarunta Taliska Booliiska Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa u dhaxeeyey Talisyada Laamaha amaanka,Madaxda Gobalka,Kan Degmada Baydhabo iyo Odoyaasha dhaqanka. Wuxuu ahaa kulan qabsoomidiisa uu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Akhriso:-Farmaajo oo la kulmay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiga dib u eegista Dastuurka
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib U…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…









