MOGADISHU, Somalia, 30 Luulyo, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa cambaareeyay talaabadii booliska Somaliland ay xabsiga ugu taxaabeen afar weriye oo u shaqeynayay Eryal TV. Abaaro 10:30am subaxnimo ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
United Nations in Somalia mourns death of Mogadishu mayor from terrorist attack injuries
written by Warsan Radio
Mogadishu, 1 August 2019 – The United Nations joins Somalia in mourning the tragic passing of the Governor of Benadir Region and Mayor of MogadishuAbdirahman Omar Osman, known as Engineer Yarisow, from injuries he sustained in a terrorist attack in Mogadishu last week.…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Ku soodhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow
written by Warsan Radio
Dhuusamareeb, Khamiis, Agoosto 01, 2019-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan…










