Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu welwel xoog leh ka qabaa hanjabaadaha iyo weerarada dhinaca online-ka ah ee lagu beegsanayo suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka hawlgala Muqdisho iyo Puntland taasoo abuurtay walaac…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka. Wasiirka…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Soo Xiray Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Heer Federaal Iyo Heer Dowlad Gobaleed
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada heer federaalka iyo heer dowlad gobaleed oo Muqdisho ka socday intii u dhexeysay…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddiga Gurmarka Fatahaadaha Faray Karaarinta Dadaallada Lagu Badbaadinayo Bulshada Daadadku Saameeyeen
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay guddiga gurmadka fatahaadaha ee shalay uu u magacaabay isku dubba ridka dadaallada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay u Qaabishan Caruurta Iyo Xasarada Hubeysan
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee qaramada midoobay, u qaabishan caruurta iyo khilaafaadka hubeysan, Virginia Gamba…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…








