Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Wasaarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha KG oo Maanta Baydhabo lagu daahfurtey Kulan looga hadlaayo Horumarinta Siyaasadda Dhalanyarada KGS.
BAydhabo Somaliya-{WMN}-kulankan oo si wadajir ah ay usoo Qabanqaabiyeen Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed iyo Tubta Nabada Soomaaliya ayaa waxaa uu socondoona mudo Sedax maalin, Waxaana looga hadlaya Hormarinta…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaraada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda qaramada midoobay iyo midawga Afrika oo maanta booqasho ku yimid dalka.…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Garoonka Diyaaraha Degmada Waajid Ee Macalin Isxaaq Oo Dib u Habeen Lagu Bilaaway.
Waajid(WMN)_Shacabka ku Nool degmada waajid ee gobolka Bakool Oo Uu Horkacayaan Gudoomiyaha Maamulka Degmada Cabdulaahi Yariisow, guodoomiye kuxigeenka, gudoomiyaha arimaha bulshada, labada urur dhalinyarada iyo haweenka degmada waajid ayaa waxay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…









