Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim oo dalka soo gaaray maanta, xarigana ka jaray xafiiska cusub ee Bangiga…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso:-Booliska Soomaaliya oo weerar, garaacis iyo qalab ka qaadis ugu geystay suxufiyiin magaalada Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya, 04 Nofember, 2019 –Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu si xooggan u cambaareynayaa falka handadaada, garaacidda, rasaasta lagu riday iyo la wareegista qalabka ee lagula kacay suxufiyiin u kala…
Akhrisop:-Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada oo sheegay in la xirey askar tacadi kula kacay weriyayaal
Baydhabo Somaaliya-{WM}- Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in la xirey askar loo haysto tacadiyo ka dhan ah weriyayaal lagu xirey Muqdisho xilli ay ku gudo jireen howlahooda…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…







