Mukhtaar Cali Isxaaq waa gudoomiyaha dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee koonfur galbeed waxay kamid yihiin dadka sida gaar ah ee loogu casuumay shirka olalaha wacyi galinta bulshada arimaha dib…
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Shrkii wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday Magaalada oo la soo gabagabeeyey.
Baydhabo(WMN)= Shir laba maalmood qaatay oo ay ku kulansanaayeen wasaarada xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda dhexe ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo iyadoona laga soo saaray…
Dhageyso: `Agaasime Maxamed Cumar” Waa In Lahormariyaa Xoola Dhaqatada Soomaaliyeed.
Baydhabo(WMN)=Maxamed Cumar Nuur agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlada faderaalka soomaaliya oo u waramaayay warbaahinta warsanradio ayaa waxaa uu kahadlay shir labo maalin magaalada baydhabo ay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baaritaan Amni iyo dib u habeyn lagu sameeyay Shaqaalaha Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar
Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa maanta qabtay shir looga hadlayay Amniga Caasimadda iyo baaris lagu sameeyay Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Xarunta. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isbitaalka Xoogga Ku Booqday Askartii Dhaawacyadu Ku Gaareen Difaacidda Qarannimada
Muqdisho, Khamiis, Feberaayo 20, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka xoogga ku booqday askar ka tirsan xoogga dalka oo ku dhaawacmay deegaanka Ceel-saliini ee gobalka Shabeellada Hoose,…










