Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/Lahi Nuur Aadan {Jaceeloow} Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi…
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Dalladaha Waxbarashada, Maamul goboleedyadda iyo Dugsiyadda waxbarashada dalka,kaas oo la doonayo inay ku dhaqmaan. Qoraal…
Munaasabad kooban ay kadhacday Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baydhaba oo ay aheed Xariga jaray munaasabadaan, waxa goobjoogna ka ahaa madaxweyaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Abdacasis Laftagareen.ayaa waxaa ka sojeediyeey Hadalo…
Wasiirka ku xigeen wasaarda cadaalad iyo garsoorka k.galbeed mudane cabduhaab cabdulahi ayaa maanta ka qeeb galay munaasabada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Maxaabiixsta…










