Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Duhurnimo ee Idaacada Warsan Soo saare soona jedinayo Wariye Maxamuud Cali Cabdullahi(Gaabshaa) DHAGEEYSO;-WARKA DUHUR EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 3 3 2020 was last modified: March 3rd, 2020…
WARARKA MAANTA
Dhageyso : Safiirka midowga Yurub ee Somaliya Niclos Barlaanga Oo Baydhabo Lagu Soo Dhaweeyay.
Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdikadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Baydhabo kusoo dhaweyay Wafdiga uu hogaaminaayey Safiirka midowga Yurub ee Somaliya Niclos Barlaanga ayaa Waxaa ka mid ahaa Diblumaasiyiin…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Munaasabad ayaa waxaa goobjoog ahaa…








