Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay dhawaan geysaya degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa xalay howlgal qorsheynaa ay ka fuliyeen Hoyga Wasiirka Amiga Jubbaland ee degmadaas,iyaga oo howlgalkaas hub kusoo qabtey.…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Cabdullaahi Nuur Aadan (Jecelow) DHAGEEYSO;-WARKA CAAWA EE IDAACADA WARSAN…
Sawiro: Goomiyaha Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo Magaalada Baydhabo lagu soo dhaweyey.
Gudoomiyaha Ururka isutaga suxufiyiinta soomaaliyeed Abaadir Cabdulqadir Cilmi ayaa gelankii dambe ee maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. Gudoomiyaha ayaa socodaalkisa waxaa ku wehelinayay Aamina Ladan Axmed iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa Goordhow gaarey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay wafdi uu hogagaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen), iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Diinsoor…






