Wafdi uu hogagaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay gaaren degmada Ceelbarde oo ka tirsan gobolka Bakool,halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa saxiixey heshiis ku saabsan wanaajinta iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka. Kulanka heshiiska oo ka…
Wasiirka Arrimaha dibadda, iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Gaaray magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Wafdiga wasiirka Waxaana garoon-ka diyaaradaha ee magaladaasi Khaartuum…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/Lahi Nuur Aadan {Jaceeloow} Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…










