Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa Ku dhawaaqday in ay hakisay dadka Muslimiinta ah ee Cumrada u tagayay Magaalooyinka barakeysan ee Sucuudiga oo dad badan ay isku diyaarinayeen in ay so cumreystaan.…
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janeraal Muxudiin Axmed Muuse ayaa sheegay in ammaanka deegaannada kala duwan ee Maamulkaas aad loo adkeeyey,isla markaana Puntland ay ilaalineyso xaduudaheeda. Janeraal Muxudiin oo la hadlayay…
Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir shirkaasayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish),waxaana looga hadlay…
Shirka goalaha wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo manta shir gudoominaayay madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo ay kazoo qeyb galeen wasiirada, ku xigeenada iyo wasiir dowlaiyaasha…
Akriso:-Golaha Wasiirrada oo Meel Mariyay Hindise Sharciyeedka Hey’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda iyo Xeerka Lahaanshiyaha Xuquuqda Daabacaadda
Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










