Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo ay aqrineyso Shukri Ismaciil Axmed
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo dhismihiisa la soo gabagabeeyay. R/wasaraha iyo wafdigii uu hoggaaminaayey waxaa magaaladaasi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Dhex Maray Dowladda Iyo Qaramada Midoobay
Muqdisho, Arbaco, Maarso 11, 2020—Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaramada midoobay oo ka dhacay Muqdisho. Kulanka ayaa…
Wafdi ay hogaamineyso wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Soomaaliya Marwo Fowziya Maxamed Sheekh ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Garoonka diyaaradaha ee…







