Wararka warbaahinta warsan ay ka helayso magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamaya in Alshabaab ay weerar qaraxyo loo adeegsaday ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin…
WARARKA MAANTA
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedineysa Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan) Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: April 24th,…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinaya Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) DHAGEYSO:-Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: April 24th,…
DF oo ku dhowaaqday go’aan la xiriir Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda ee Masaajidada
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in la mamnuucay in salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda lagu tukado masaajidada magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Culumada Soomaaliyeed ayaa lagu…
Khayre:-Qalab Caafimaad Oo Dibdda Aan Ka Dalbannay Ayaa Dhawaan Dalka Soo Gaaraya, Waxaana Loo Qaybinayaa Dowlad Gobaleedyada
Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa caddeeyay in madaxda dowladda, dowlad gobaleedyada,…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…








