Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa xusay fadliga Bishan barakeysan iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Muqdisho, 24 April 2020 – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed u dirtay hambalyadeeda ugu qiimaha badan ee ku aaddan munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. “Bisha barakaysan…
Ra’iisulWasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan
Muqdisho, Khamiis, April 24, 2020— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa Allah ka baryay in cudurka halista ah ee…
Madaxweyne Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Jabuuti iyo Amiirka Qatar
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iska xog wareystay hannaanka iskaashiga labada dal ee walaalaha ah…










