Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiaxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inuu hoos u dhacay dakhligii soo gali jiray dowladda federaalka sababo la xiriira cudurka coronavirus. Wasiir Beyle ayaa arrintan ka sheegay shir…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Haweenka DFS oo kulan u qabatay haweenka Soomaaliyeed si looga hadlo dhibaatada uu sababay cudurka COVID-19
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanuhu ee Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta shir u qabatay haweenka ka tirsan hoggaamiyayaasha bulshada rayidka ah iyo warbaahinta si looga wada hadlo dadaalka loogu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Jabuuti ku geeriyooday Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey dalkaas…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin horleh oo lagu xakameynayo faafitaanka Cudurka Coronavirus oo dad ay ugu dhinteen Soomaaliya kuwo kalena ay la jiifaan. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Muxidiin Maxamed Xassan (Xusni) Dhageyso:-Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…










