Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdllahi Nuurr Aadan (Jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasiirka Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed uga digay inay kordhiyaan qiimaha maciishadda dalka, xilli dhowaan dowladdu canshuur dhaaf sameysay. Wasiirka oo shir…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan isugu yeertay Imaamyada Masaajidda, Khadiibyada iyo Culimo waaweyn ee Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Awqaafta…










