Milatariga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa Mareykanka ku eedeeyay inay “Ficilladii shirkadda filimada ee Hollywoodka ku wo u eg” ka dhigeyso arrin isbuucii hore ka dhacday biyaha Khaliigka. Mareykanka…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay wada-hadallo dhinaca qadka taleefonka ah waxaa uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibada Russia Sergey Lavrov. RW Kheyre ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Maamulka Hirshabelle oo dowlada iyo hay’adaha ugu baaqay inay ka qeyb-qaataan kahortaga fatahaadda
Maamulka Hirshabelle oo kaashanaya wasaarada beeraha Hirshabelle ayaa caasimada Jowhar ka bilaabay dadaal looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabelle oo aad looga cabsado marka lagaaro xili roobaadka oo xiliganba curtay. Madaxweyne…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan oo yeeshay kulan dhanka mareegta Interneetka…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Galabnimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) DHAGEYSO: Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified:…










