Saqdii dhexe ee xalay ayaa waxaa Magaalada Baydhaba ee Caasimadda kumeelgaarka maamulka koonfur galbeed Soomaaliya iyo degaannadda koonfurgalbeed ka da’ay Roob xooggan oo muddo socday, kuwaasi oo dadka iyo duunyad…
WARARKA MAANTA
Waxaa Hada xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo gaar ahaana howlka Xildhibaanada kulan uu uga socdaa Xildhibaanada Koonfur Galbeed,iyadoona Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ay joogaan. Ajandaha Maanta ayaa ah Xubno xildhibaanada…
Kulankan xildhibaanada Barlamaanka Koonfur Galbeed manta ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Barlamaanka Dr Cali Saciid Fiqi,iyadona labadiisa ku xigeen dhinac fadhiyeen.…
Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo waxaa ay muddo kordhin ugu sameeyeen muddo xileedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan) Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay dib u dhigida Furitaankii Kalfadhigii 7aad
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay furitaankii kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta waxaa uu xilkii Guddoomiyenimo uu ka qaadey Guddoomiyihii degmada Shibis Cabdiraxmaan Sayid Cali. Sababaha xilka qaadista…










