Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa ka soconaya tuulada Fadhigaab oo u dhexaysa degmooyinka Ceelafweyn iyo Gar’adag ee gobolka Sanaag. Dagaalkan ayaa u dhexeeya laba beelood oo dhowaan colaadooda la…
WARARKA MAANTA
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamed Cabdi Casiis Salaad Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray Go’aan hor leh oo looga hortegayo faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Goordhow shaacisay inay diiwaan-gelisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ah ee Coroanvirus oo kiisas dhowr ah laga helay Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Faarax Jaamac…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…









