Waxa manta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ay qabatay Dood ku saabsan sida uu u shaqeeyo gudigga xalinta khilaafaadka ee Dowlad Gobaleedka ee Soomaaliya. Waxaana dood ay aheyd mid aadxiiso…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni Galabnimo ee Idaacada Warsan Wariye Muqtaar Shkh Aadan (Dalmar) DHAGEYSO:-Warka Galab ee…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: April…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Faah faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa howlgallo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen deegaano hoos-yimaad degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Howlgallada…









