Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar lagu joojinayo salaadda Jimcaha iyo Salaadaha jameecada in lagu dukado Masaajidada ku yaalla magaalooyinka Puntland, si looga hortago cudurka Coronavirus. War saxaafadeed ka…
WARARKA MAANTA
Xudur:Dhowaan Wasaarada Maaliyada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqdey in ganacsatada aysan qaaliyey Karin qiimaha raashinka suuqayada Soomaaliya,waxaana hadaba jirta in Magaalooyinka qaar ee Soomaaliya qiimaha raashinka uu sare u…
Muqdisho: Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal sheekh Cabdraxmaan ayaa ka Hadley geeradii ku timid Alle ha u naxariisteeMarxuum Aadan Xasan Cali oo ka mid ahaa xildhibaanada Golahja shacabka Soomaaliyeed. Maxamed…
Waxaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud gaaray Wafdi kasocda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya . Wafdigaan ayaa iskugu jira Wasiiro, Gudoomiyaha Gobolka Doolo, Gudoomiyaha Galaadi iyo saraakiil Milatari oo kasocda Dawladda…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Duhurnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Abdi aziiz Salad DHAGEYSO:-Warka Duhur ee…










