Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo…
Category
WARARKA MAANTA
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo $1 milyan oo dollar ugu deeqdey magaalada Qardho
written by HAJI
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Qardho u fasaxay $1 milyan oo dollarka Maraykanka ah taas oo wax looga qabanayo dhibaatadii ka dhalatey fatahaadii roobabku sababeen.…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehliyaan Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo Sheekh Daahir oo labaduba kamid ahaa xubnihii isbaheeysiga isbadaldoonka Jubbaland ee dhawaan heshiiska ku gaaray…
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda…









