Mogadishu, 28 April 2020 – Somalia’s international partners* welcome the dialogue between the Jubaland administration and the leadership of the Jubaland Council for Change which culminated in a reconciliation agreement signed on…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Ka War Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19
written by Warsan Radio
Muqdisho, Talaado, April 28, 2020— Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya…
Sawiro: Ciidamada AMISOM oo heleen gadiid cusub oo ka shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa awooda Ciidamada.
written by ATEERA
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Lieutenant General Tigabu Yilma, ayaa sheegaya in awooda howlgalada ciidamadiisa iyo awoodooda ay ku fulinayaan howlgalada ka dhanka ah cadowga ay wali…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay Fatahaadka uu sameeyey Roobabkii Gu’ga ahaa ee ka da’ay Degmada Baardheere iyo degaanadda Hoosyimada…








