Waxaa xalay Magaalada london ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Madaxii xiriirka Caalamiga ee Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaiya Eng, Baana Cabdalla Cali kaasi oo maalmahaan la xanuunsanayey…
Ciidamada Maraykanka ayaa qirtay in dad rayid ah ay waxyeello ka soo gaartay duqeymo dhinaca cirka oo ay bishii April ka fuliyeen Soomaaliya. Warbixin uu taliska Maraykanka ee Afrika (Africom)…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadlay Cudurka Coronavirus,kaas oo maalmihii la soo dhaafay ay korortay kiisaska horka leh ee laga helayo Soomaaliya…
Roob xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay Magaalada Khardho oo ka tirsan Gobolka ay Puntland u taqaano Karkaar iyo deegaannada hoostaga ayaa waxaa uu sababay in daadad xoog…
Shacabka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da’een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay daadadkii ku rogmaday Xaafado ka tirsan Magaalada Khardho ee Xarunta Gobolka ay Puntland u taqaano Karkaar. Ciidamada Qeybta Booliska…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeyay Madaxda Maamulka Hirshabeelle ee sababay in saacadihii la soo dhaafay in magaalada Jowhar gasho xaalad kacsanaan siyaasadeed,…
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa uga digay waddamada Afrika in ay adeegsadaan awood xad dhaaf ah inta lagu jiro aafada Covid-19. Hay’addu waxay ku boorrisay dawladaha inay aqoonsadaan…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ee K/ Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay tiro dad ah oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la dhigay isbitaalka guud, magaalada Baraawe…