Mas’uuliyiinta Korea-da Koonfureed ayaa ku adkeysanaya inaysan dalka Korea-da Waqooyi ka ogeyn wax dhaq-dhaqaaqyo ah oo aan caadi ahayn, waxayna taxaddar ka muujiyeen wararka sheegaya in hoggaamiyaha dalkaas Kim Jong…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Shir dhinaca Internet-ka ah la qaatay Safiirka Dowladda Uk u fadhiya Soomaaliya Ben Fender iyo Wakiilka Soomaaliya ee Hey’adda Horumarinta Caalamiga…
Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha u shaqeeya Warbaahinta Dowladda iyo Soo-saaraha Barnaamijka Gungaar ayaa caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus. “Inkastoo aanan wax calaamad ah…








