War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay inay xanuunka la qeybsanayaan qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee lagu dilay magaalada Muqdisho,…
Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu Ra’iisal…
Mu`asasada al raxmo oo ka tirsan madaarista Degmada Baydhabo oo si lacag la`aan ah ay wax kubarto caruunta aqoonta ah ee ku nolaan kaamamka Baydhabo ayaa si ay ugu qeyb…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay cabai ku saabsan fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle. Dadka ku nool…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa) DHAGEYSO:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: April 26th, 2020 by Warsan…
Wasaaradda Caafimaadka ee Itoobiya ayaa sheegtay illaa iyo hadda in 41 bukaan ay ka soo kabsadeen cudurka ‘coronavirus’ (COVID-19). Shalay oo kaliya 12 bukaan COVID-19 ayaa soo kabsaday, sida ay…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamed Cabdirahman Cabdulle (Maleele) DHAGEYSO:-Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: April 26th, 2020 by Warsan…