Allaha u naxariistee waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ku geriyooday wasiirkii hubka dhigsta dhaqan-celinya maleeshiyaadka ee maamulkaas. Axmed Cumar Gaaboow ayaa ahaa wasiir iyo xildhibaan ka tirsan maamulka…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Oo Daah furtay Hab Fududeynaya In Gurmad iyo Talooyin Caafimaad Ay Helaan Dadka Isku Arka Astaamaha COVID-19
written by HAJI
Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay Application-ka Badbaado449 (Boda Community) oo loogu tala galay in dadka Soomaaliyeed ay taleefannadooda ku degsadaan kadibna ay ku raadsadaan talooyinka iyo gurmadka…
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Cusub Ee Ka Soo Kordhay Coronavirus
written by HAJI
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka…
Baydhabo(WMN)-Isticmaalka Caanaha Geella Boqolkiiba Waa 90% Haba ugu badnaatee Bisha Ramadaan, Subax Walba Waxaa Magaalada Baydhabo Soo gala Haween Badan Oo Wada Dhiisha Caanaha Dadka ayaana Suga Hooyooyinkaas Caanaha Magaalada…










