Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa yimid, kadib…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Magacaabay Guddiga qaban-qaabada aaska Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland ee dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya. Guddiga ayaa ka…










