Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Sawiro+Tababar uga Furmay Weriyeyaasha Gobalka Baay Gaar Ahaan Magalada Baydhabo>>
Tababar uga Furmay Weriyeyaasha Gobalka Baay ayaa maanta magaalada Baydhabo tababar ku saabsan tebinta wararka arrimaha bani’aadannimada uga furay 12 weriye oo ka kala socda idaacadaha magaaladaas iyo wasaaradda warfaafinta…
Daawo: Madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya Oo Askar Tababar Ugu Soo Xirey Buurhakaba
Buurhakaba(WSR)- Madaxweynaha Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay, wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah xildhibaano ka…
Dhageyso:-Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweynaha KGS iyo Wefdigiisa Ee Degmada Diinsoor>>
Maamulka Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ayaa Dhaliil Ku Aadan Tabinta Warar Arimaha Bani,aadanimada Ah Ku Dhaiiley Wariyaasha Gobolka Baay Gaar Ahaan Kuwa Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Gudoomiyaha…
xaflada xuska nabiga oo maanta lagoqabtay baydhabo gaar ahaan jamecatul albadar waxaa kasoo qeebgalay waziirka oowqaafta iyo arimaha diinta axmed maxamed cali sheekh miiris iyo mashaa iikh farabadan DAAWO SAWIRADA,XAFLADII…
Dhageyso:-Wareysi:- Xildhibaan Sheekh Adan Madoobe “Marnaba Raali Kama Noqonayno In La Kala Qeybiyo Shacabka Ku Hoos Nool Maamulka Koonfur Galbeed”.
Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe horayna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u difaacay Maamulka konfur galbeed soomaaliya uu ogaamiyo Shariif Xasan islamarkaana ka hadlay Xildhibaanada Maamulka Cusub ka…
Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelanay Xildhibaan Yaquub “Marnaba Raali Kama Noqonayno In La Kala Qeybiyo Shacabka Ku Hoos Nool Maamulka Koonfur Galbeed”.
Xildhibaan Yaquub. horayna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u difaacay Maamulka konfur galbeed soomaaliya uu ogaamiyo Shariif Xasan islamarkaana ka hadlay Xildhibaanada Maamulka Cusub ka dhisaya Magaalooyin…
