Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadlay Shirarkii dhawaan ku qabsoomay habka maqalka iyo muuqaalka ah ee ay yeesheen Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo go’aanka gudiga joogtada…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibanaada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ee kalfadhiga 7-aad ku yeelanaya xaruntooda magaalada Muqdisho ka dib markii uu sidaasi shaaciyay guddoonka golahaasi. Kulankan oo noqonaya…
Madaxweyanyaashii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xassan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay shir saxaafadeed ku qabtey magaalada Muqdisho, kadib markii ay kulan labaad la qaateen shir-guddoonka…
Madaxweynaha koonfur galbeed oo wali booqasho ku jooga magaalada xudur ee xarunta gobalka bakool ayaa maanta kormeerey dhaawacyada ciidamo dhowaan ku dhaawacmay dagaal ka dhacay duleedka magaalada xudur. Kormeerka madaxweynaha…










