Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wax lagu xumaad ay tahay in ay dhacaan dagaalo u dhaxeeyo Beelo walaalo ah oo isku…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Safarka Madaxweynaha uu…
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 09 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal iyo Guddoomiye Kuxigeenka 1aad C/weli Ibraahim Muudeey ayaa goor dhow gaaray xarunta Madasha Xisbiyada Qaran, halkaasoo kulan albaabada u xiran kula leeyihiin…










