Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada kala ah; Danab, PSF, kuwa ammaanka Galmudug iyo Xoogga Dalka qeybtooda 21-aad ayaa lagu soo qabqabtay dad lagu tuhunsan yahay in ay…
Category
WARARKA MAANTA
GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO KU BAAQAY IN SHIR WADA-TASHIYA LAGA YEESHO DOORASHADA DALKA
written by HAJI
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda. Qoraal uu…
Madaxweynaha waddanka Tanzania John Magufuli ayaa ku dhawaaqay in waddankiisa “uu ka xoroobay coronavirus” wuxuuna u mahad celiyay shacabka duceynayay. “Cudurka corona waa laga tirtiray waddankeenna, Alle ayaana mahad leh,”…
Maamulka Koofur Galbeed oo iska fogeysay inay carqaladeysay shirkii DF iyo Dowlad Goboleedyada
written by HAJI
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Maamulka Koonfur Galbeed uu hor istaagay wadahadalo dhexmari lahaa dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka, hayeeshee waxaa arrintaas…










