Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa Maanta si weyn ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool. Madaxweyne Shariif xasan ayaa markii uu Magaalada Xudur…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-warsaxafadeetka Godoomiyaha Barlamaan Koonfur Galbeed Soomaliya Abduqaadir Shariif Sheekhuna ayuu wuxuu ka war bixiyey kalafadhigii ugu horayey
written by Warsan Radio
Godoomiyaha Barlamaan Koonfur Galbeed Soomaliya Abduqaadir Shariif Sheekhuna ayuu wuxuu ka war bixiyey kalafadhigii ugu horayey ay yeesheen kuna yeeshan xaruunta ku meelgaarka ee ah, Mobiile Godoomiyaha Barlamaan KGS Abduqaadir…
Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanya Xildhibaan ka soojeedo Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Lagu xiray ceel-berde ee gobalka bakool>>
written by Warsan Radio
wareysi aanu layeelanay Xildhibaan Koonfur Galbeed Soomaaliya dobad maxamed dhaqane ayaa noo ku waramay in lagu xiray xilabaanka mid ah xilabaanada barlamaanka dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya . HALKAAN KA…
Dhageyso:-Edeen Dosha Laga Saaray Xilabanadii Diyaarinayey Moshinka Ka Dhanka ah Shariif Xasan>>
written by Warsan Radio
Waziirka hidaha iyo tacliinta sare Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan ibraahin OO kahadlay xilabaanadii malandhowayd Edeen Dosha Laga Saaray Xilabanadii Diyaarinayey Moshinka Ka Dhanka ah Shariif Xasan waziirka ayuu wuxuu ku…
