Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa gaaray magaalada Garowe oo lagu wado inuu ka qeybgalo aaska Madaxweynihii hore ee Puntland allaha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi oo goor dhow…
WARARKA MAANTA
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka shahaadiga ee sanad Dugsiyeedka 2019/2020, kaas dalka ka bilaabandoona 18-da Bishaan Luuliyo. Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Gacal Nuur ayaa Ra’iisul Wasaare Kheyre Warbixin…
DF oo shaacisay tirada kiisaska cusub ee cudurka COVID-19 iyo dad ka bogsaday 24-kii Saac
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 45 qof oo cusub, taasi oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










