Maareeyihiii hay’adda is-gaarsiinta qaranka Soomaaliya Cabdi Shiikh Axmed ayaa iska casilay xilkii oo uu muddo laba sano ah uu soo hayay. Sida ku cad warqad kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xalay kulamo kala duwan kula qaatay Wasiiro xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya…
Urur-gobaleedka IGAD ayaa taageeray wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo ay martigalinayso Jabuuti. Shir madaxeedkii 36-aad ee Urur-gobaleedka IGAD oo ay hoggaamiyaasha waddamada xubnaha ka ah kaga qaybgaleen…










