Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
Category
WARARKA MAANTA
Doodan oo jimco kasta lagu qabto Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa todobaadkan looga hadlayay saameynta waxbarashada iyo Corona Virus,waxaa ka qeyb galay waalidiin,Mas,uul ka tirsan Wasaarada Waxbarashada. Dhageystayaasha ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Gabon Ali Bongo ayaa waxa uu Christiane Ossouka Raponda u magacaabay ra’iisul wasaaraha waddankaas . waana haweeneydii ugu horreysay oo hoggaamiso gole xukuumadeed dal ku yaalla galbeedka Afrika.…










