Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa u amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo…
WARARKA MAANTA
Ardey Gaaraya1,265 oo maanta u fadhiistay imtixaanka shahaaddiga dugsiga sare magaalada Beledweyne
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaawday magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan imtixaanka dugsiyada sarre, uu daah furay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hiiraan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga Madaxweynaha Somaliya oo ka amba-baxay Magaalada Muqdisho…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa goor dhow ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19, ee dalka laga diiwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee ugu dambeysay. Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka waxaa…










