Munaasabad lagu daahfuryay xarun cusub oo ay ku shaqeeynayaan Maamulka Degmada Xudur ayna ka qaybgaleen qaybaha bulshada, Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay xarunta maamulkaasi. Xafladda oo ay soo qaban qaabiyeen…
WARARKA MAANTA
Dhagyeyso:-Goor dhawayd oo aanu qadka teleefoonka ku la tiigsanay Gudoomiye-Kuxigeenka-degmada-Waajid ayaaa noogu war bixiyey xalada amaanka degmada waajid
Goor dhawayd oo aanu qadka teleefoonka ku la tiigsanay Gudoomiye-Kuxigeenka-degmada-Waajid ayaaa noogu war bixiyey xalada amaanka degmada waajid iyo qaabka ay u marayaan furitaanka wadada u dhaxhayso baydhabo iyo waajid …
Dhageyso:-Wareysiga Gudoomiyaha Baay: Dad badan ay ku dhinteen oo uu Ku jiro Wasiir ku-Xigeen Ayaa Ku Dhimatay Qaraxyadii Baydhabo”
Gudoomiyaha Gobalka Baay Cabdirashiid Cabdi Cabdullahi, ayaa xaqiijiyey in qaraxyadii galabta ka dhacay Baydhabo uu ku geeriyooday Xasan Ibraahim oo ahaa wasiir ku xigeenka hubka dhigista Maamulka Goonfur Galbeed, sidoo…
Dhageyso;- wareysi uu siyey warbaahinta KGS, Godoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi cali Watiin,,
wareysi uu siyey warbaahinta KGS, Godoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi cali Watiin oo ka warbixiyey dhacadadii maanta ka dhacad magaalda baydhabo, Dhageyso;- wareysi uu siyey warbaahinta KGS, Godoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi…
Dhageyso:-Wareysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Degmada-Tiyeeglow oo nogu warbixiyey dagaalkii shalay
Wareysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Degmada-Tiyeeglow oo nogu warbixiyey dagaalkii shalay ku dhaxmaray ciidanka konfur galbeed iyo tan dhaxe iyo alshabaab gudoomiyahay ayaa noosheegay inay ay ka deleed alshabaab ciidan…
