Sii hayah wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sadik Warfa ayaa guddoomiyay kullan la xiriiray dardargalinta hab-raaca shaqo qorista shaqaalaha dowladda waxaan goob joog ka ahaa kullanka …
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha bulshada ee maanta oo dhalinyarada ku saabsan.
written by Warsan Radio
Barnaamijka arimaha bulshada gaar ahaan dhalinyarada waxaan uga hadalney shaqo la,aanta iyo sida looga bixi karo.Dhageyso qeybta hoose barnaamijka dhamaytiran oo daadihinaya Wariye C/llahi Maxamed C/raxman. Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha bulshada ee…
Madaxweyne Deni oo magacaabay taliyeyaal ciidan xilli shalay la dilay Taliyihii ciidanka madaxtooyada
written by HAJI
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta laba taliye oo cusub u kala magacaabay ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo taliska qeybta booliska gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni ayaa G/Sare Cabdulqaadir…









