Ra’iisul wasaaraha Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Beyrut oo ay ku dhinteen in ka badan 200 qof. Ra’iisul wasaare Xasan…
Category
WARARKA MAANTA
Puntland: Arday Gabdho u badan oo sanadkaan kaalimaha sare ka galay imtixaanka shahaadiga
written by HAJI
Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020, waxaana markii ugu horeysay kaalinta koowaad ka galay gabadh. Maryan Cabdikariin Axmed ayaa kaalinta koowaad u gashay…
Wasiirka Sadiq Warfa: Xal ayaa laga gaaray cabashada Shaqaalaha garoonka Aadan Cadde
written by HAJI
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadlay cabashada shaqaalaha muraq-maalka ah ee ka howlgalla garoonka diyaaradaha caalamiga…










