Dhegeyso Barnaamijka Bidhaamiye Qeybtii 10 aad ee Todobaadkan, waxaana Barnaamijkaan Talaado kasta ka dhegeysataan Idaacada Warsan ee Magalada Baydhaboo,maanta Barnaamijka Waxaa si wadajir ah udaadihinaya Shukri Bidhaan iyo Muxudiin Xusni.…
WARARKA MAANTA
Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyay shirka Wasaaraddaha maaliyadda dowladda dhexe,dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirkaan…
Xildhibaanada golaha shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay dooda sedexaad ka yeeshaan Hindise Sharciyeedka Qareennada soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta,…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa faah-faahin ka bixiyey kulan uu magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Cabdikariin Guuleed ayaa…
Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…










